Gaadiidka ciidamada AMISOM oo jiiray Mooto bajaaj, ka dibna ka cararay

Mid ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee ay wataan ciidamada AMISOM ayaa magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ku jiiray Mooto bajaaj. Falkan ayaa ka dhacay agagaarka saldhiga Booliska magaalada Jowhar ka dib markii mid ka mid ah gaadiidka AMISOM oo halkaas marayey uu si ula kac ah u jiiray mooto bajaaj wadada mareysay sida dad … Continue reading Gaadiidka ciidamada AMISOM oo jiiray Mooto bajaaj, ka dibna ka cararay